Dhagayso Warbixin-Shacbi Weynaha Caasimada Somaliland Ku Dhaqanka Ayaa Xukuumada Ku Bogaadiyey Barnaamijka Heer Qaran Shaqo Abuurka Dhalinyarada Wadanka…

(Toggaherernews)-Shacbi Weynaha Caasimada Somaliland Ku Dhaqanka Ayaa Xukuumada Ku Bogaadiyey Barnaamijka Heer Qaran Shaqo Abuurka Dhalinyarada Wadanka…

Qaar ka mid ah dadweynaha ku nool caasimada somaliland ayaa xukuumada ku bogaadiyey barnaamijka heer qaran Ee shaqo abuurka dhalinyarada wadanka oo madaxweynaha qaranka somaliand md- Muuse Biixi Cabdi uu dhawaan daahfuray ,iyadoo dadweynahaasi si balaadhan u soo dhaweeyey shaqo galinta dayarta dalka ee bilaa camalka ahayd…

Hallkani Hoose Guji Oo dhagayso warbixintaasi oo faahfaahsan…Diyaarinta-caydaruus cismaan (Mr-Ayuubi).

DIyaarinta Iyo Isku Dabaridida -waa yarka Ayuub..

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso