Deg Deg:Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo Sixitaan Ku Sameeyay Warbixin,Cadeeyeyna In aanay warbixintoodii hore Aanay ku Jirin  Shirkada Dahabshiil La Siiyey 350 Wax Qiimo Dhimis Ah..

(Toggaherernews)-:Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo Sixitaan Ku Sameeyay Warbixin,Cadeeyeyna In aanay warbixintoodii hore Aanay ku Jirin  Shirkada Dahabshiil La Siiyey 350 Wax Qiimo Dhimis Ah..

Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo Arrintaasi faahfaahin ka bixinaya ayaa yidhi:

(Halkani waxaan ka cadeynayaa warbixintii ay hore u soo saareen Goluhu Gudoomiyaha ilaalinta iyo dabogalka hantda qaranka Ee golaha wakiilada somaliland in aanay ku jirin anaga waxa la yidhaahdo in shirkada dahabshiil in la siiyey 350 Dollar oo Discount ah -qiimo dhimis ahee lacagta xadigaasi lahayd waxaa hore noogu cadaatay oo aan horena u shegay in dadka lagu raray oo mel lagu dajiyey oo guryahaana anigu aan soo arkay oo waliba lacagtaasi ay ka qaybqaadataykuna jirtay raristii waxa kaliya ee aan waqtigaasi dabogalaayey waxay ahayd howshii jeelka burco shirkada dahabshiilna waa shirkad qaran oo karaamo iyo qadarin reer somaliland ka mudan).

Advertisement

Ku Xayeysiiso