Uurcade Oo Hada Ka Jawabey Racfaankii Xisbiga Wadani Qaatey + Taliye Caare Muxuu Ka Yidhi

(Toggaherernews)-Uurcade Oo Hada Ka Jawabey Racfaankii Xisbiga Wadani Qaatey + Taliye Caare Muxuu Ka Yidhi..

Xoghayihii hore Ee xisbiga mucaaridka ah Ee wadani Maxamed Cabdilaahi uur cade ayaa ka hadlay go-aankii guddida ansixinta asxaabta qaranku dacwad uu u gudbiyey maxamed cabdilaahi uur cade guddidasi arrintaasi oo salka ku haysay xil ka qaadista uu xisbigaasi wadani uu ku smeeyey xoghaye uur cade,xoghaye uur cade ooarrintaasi kahadlaaya ayaa yidhi:

(Runtii midi waa mide xisbiga waxaan ka ahaa aas aasee dee xisbi aan xubin ka ahaa ma ahayn xoghayihii guud ee xisbiga hore waan u ahaa imikana waan ahay waanan soo dhaweynaynaa arrinta ay qaateen oo ab-biilka ay qaaten waan soo dhaweynaynaa waanan ku faraxsanahay in maxkamadaha qaranka ay dacwad u qaataan iyagoo horeba u diiday oo komishankaka cabanaayey in ay maxkamada sare ay tagaan haddii ay maanta tageen aad iyo aad ayaan u soo dhaweynaynaa diyaarna waanu unahay waanu u hogaansameynaa anagu wixii shuruud ah annagu arrinta diwaangalinta ee aad xustayna dee anigu waxaan ahayn nin muwaadin ah hay-adaha qaranku wixii go-aamo ah ee aay gaadhaan waan u hogaansamayaa .

Horta adeer wax jaho wareer ah ooxisbiga ku dhacayaa majirayee arrinka dee waa soo jeedin uun uu cirro uu soo jediyey aniguna uma arko ilaa maalintii xisbiga la aas aasay waxaan ahay xoghayaha khaaska ah dee aniga wax iga badalani ma jiro cida ibadali kartaa ma ama qof iyo qofaf sharci ayaa i badali kara sharcigaasi marka uu yimaado diyaar baan u ahay cirrana muddo dheer ayaan saaxiib ahayn maantana intaasi u dhaafi maayo).

Advertisement

Ku Xayeysiiso