Degdeg -CAabdi Wali Gaas Waar Shacbigaaga Dagaalka ka Daa Hadii Aad Ka Deyn Weydo Garoobe Ayaa Laga Qaxi Doono

Togaherernews)-C Gaas waar Shacbigaaga Dagaalka ka daa hadii Aad Ka Deyn Weydo GaroobeAyaa Laga Qaxi Doono….

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan shaadh Oo ka mid ah mudanayaasha aqalka golaha guurtida somaliland ayaa digniin culus u diray madaxweynaha maamulka taagta daran ee puntland waxaanu uga digay in uu farogalinta ka daaqo qaranka somaliland….

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso