AQoon Yahan Jamaal Cali Xuseen Muxuu Ka Yidhi Go-aankii Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Uu Dib UGu Soo Celinaayey Hantiada Dowlada Ee Shacabku Gacanta Ku Hayeen..

(Toggaherernews)-AQoon Yahan Jamaal Cali Xuseen Muxuu Ka Yidhi Go-aankii Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Uu Dib UGu Soo Celinaayey Hantiada Dowlada Ee Shacabku Gacanta Ku Hayeen…

Aqoonyhan jamaal Cali Xuseen Oo Arrintasi Ka Hadlaaya ayaa yidhi:

(Runtii talaabadaasi uu madaxweynuhu qaaday waxaan u arkaa mid dhiirigalin ah oo ay geesinimo ay ku jirto iyo taxadar waliba oo madaxweynuhu siddeed bilood ayuu  xukunka joogay arrinkan haamahana waa arrin aan anigu aad iyo aad aan uga hadlaya anigu xiligii la bixinaayey waxaan ahaa ragii safka hore ku jiray ee waliba ka soo hor jeestay in haamahaasi la bixiyo sababaha aan uga soo hor jeestay waxay ahaayeen hanti qaran oo aad u balaadhan oo aan la qiimeyn oo la yidhi waa laiska wareejiyey marka practisation la sameynaayo laguna wareejinaayo shacabka .

Sida aan warkeeda aan ku hayo ama aan ogahay waxaa weeyaan mid dhaqaale iyo mid nabadgalyada dalka marka aad eegtid caalamka haaamaha iyo waxyaabaha sidaasi ah markaasi waxaan isleeyahay madaxweynuhu markuu talooyinkii dadka eegay sida uu u liito iyo sixirbararka wadanka ka taagan dowladuna u baahan tahay in ay wax ka qabato iyo markii uu eegay amniga dalka ayey ila tahay in uu sameeyey waxaanan ku darayaa markaasi la wareejinaayey si madmadow ah ayaa loo wareejiyey xeer lagu areejiyey muujirin marka dowladu wareejinaysay si gaar ah looga dhigi lahaain xeer ku jiraa oo sharci jeexay .

Amniga wadanka waxaan uga jeedaa shidaalku waa aalad muhiim ah oo dalka dhaqaalihiisu aanu shidaalku jirin dhaqaale burbur ayaa dhaqaale bubur ayaa ku dhacaya tusaale ahaan dalku hadii uu dagaalo galo oo aanu shidaal dagaalka aad ku galaysay gacanta aanad ku haynin adigoo dowladiiya oo cid kale gacanta kaaga hayso waxaa weeyaan waa dhibaatowana adigoo hubkaagiigacanta cid kale u galiso).

Advertisement

Ku Xayeysiiso