Mudanayaasha Aqalka Golahaasi Guurtida Somaliland Ayaa Cod Aqlabiyad Ah Ku Meelmariyey Xeerka Qandaraasyada Qaranka Oo Ah Miyada Balaadhan U Leh Qaranka …

(Toggaherernews)-Mudanayaasha Aqlaka Golahaasi Guurtida Somaliland Ayaa Cod Aqlabiyad Ah Ku Meelmariyey Xeerka Qandaraasyada Qaranka Oo Ah Miyada Balaadhan U Leh Qaranka …

fadhigiii maanta Ee golaha guurtida somaliland oo uu shirgudoominaayey gudoomiye ku xigeenka kowaad ee golahaasi md Siciid jaamac cali ayaa mudanayaasha golahaasi waxay cod gacan taag ah ku ansixiyeen xeerka qandaraasyada qaranka somaliland oo hore uga soo gudbay mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ..

Qodob wareedkaasi oo faahfaahsan halkani hoose kaga bogg:

Advertisement

Ku Xayeysiiso