Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Mudane -Yuusuf Maxamed Cabdi Raage Ayaa Kormeer U Kuurgalid Ah Ku Soo Maray Kastamka Gobolkaasi Awdal

(Toggaherernews)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Muane -Yuusuf Maxamed Cabdi Raage Ayaa Kormeer U Kuurgalid Ah Ku Soo Maray Kastamka Gobolkaasi Awdal..

Wasiirka wasaarada aaliyada somaliland ayaa koreer xogogaal iyo indho indhayn ah ku soo aray kastamka gobolkaasi awdal,waxaanu warbixino sida ay u shaqayso wasaarada maaliyada ee gobolkaasi awdal  uu ka dhagastay masuuliyiinta wasaaradaasi iyo madaxda kastamka gobolkaasi ka howlgasha,wasiirka oo arrintaasi kormeerkiisa ka warbixinaayey ayaa sheegay:

(kulankani waa kulankii inoogu horeeyey ee aynu iskugu nimaadno kulankani wuxuu iskugu jiri doonaa haddii uu alle idmo in aan xogbadan aan idinka siiyo wasaarada aaliyada iyo in aynu isweydaarsano islana garano axa la inaga rabo iyo  waxa aynu higsanayno dadku markay maqlaan wasaarada maaliyada waxay u haystaan oo kaliya meel cashuurahana ururisa kharashaadka dowladu u baahan tahayna bixiso laakiin labadaasi shaqo waa labada shaqo ee aanu qaranka u qabano qaar ka mid ah laakiin qar faro badan oo kale ayaa la inaga rabaa intii aan xafiiska imid waxaanu sameynay isbadal aad u balaadhan waxaanu ku sameynay barnaamijka dib u habeynta maamulka ama waxa loo yaqaan (public financial management)

Haddii waxii la inaga rabay markii aanu dhammaystirnay oo aad u badan oo kala duwan dakhli ururinta odoroska miisaaniyada qaranka somaliland iyo kharash bixinta inta khuseeya bahda kale ee xisaabaadka ku shaqada leh nidaamka shaqada oo aanu iyagana masuul ka nahay sida qandaraasyada qaranka hanti dhowraha iyo baanka in aynu howshaa dardargalino wiigii hore waxaan ka imid Nayroobi waana markii koowaad ee jamhuuriyada somaliland intii ay jirtay inaga iyo qolooyinka aynu walaalaha nahay dowlada federaalka ah ee somalia wixii la ina wada siinaayey somaliland in ay hesho boqolkiiba lixdan marii ay dib u qiimeeyeen bangiga addunku shaqada aynu hayno shaqooyinkaasi si fiican oo balaadhan ayaanu u soo gaadhsiin doonaa gobolada dalka oo uu kow ka yahay gobolka awdal iyo salal.

Waxaanu diyaarin doonaa wiiga dambe dii Ebbe idmo hada waxa loo yaqaano dhextaalka soo bandhigida dakhliga iyo qaabka kharash gareynta ee lixdii bilood ee aynu ku gudo jirno ee 2018ka oo xeerka maamulka maaliyadu uu qoraayo isla arkaasina wax badan ka tari doona in ay dadku nala arkaan halka aanu ku bixinay wixii aanu iyaga ka ururinay kulanka kan xigana berbera ayaanu ku qaban doona maadaama ay berberi tahay halka ugu weynee ganacsada dalku kala soo degto badeecadaha shirar kale oo muhiim ahna laascaanood iyo ceerigaabo ayaanu ku qaban doonaa amase burco .

Waxaan Doonayaa in aan xog idinka siiyo barnaaijka iswada ama loo yaqaano soaliland financial management oo qof wal oo kastaa uu heli karaayo fure(code)oo saeyn doona isbarida shaqsiga ah oo jaamacada aynu la xidhano lacagteedana la inaga bixiyo qolooyinka xisaabaadka in ay na soo gaadhsiiyaan oo aan ku amri doono maadaama boorame yihiin deegaanada aqoonta iyo kobcinta maskacda caan ku ah in ay dhici karto dad badan oo halkani u jogaa in ay kaga fiicnaan karto dad kale oo deegaano kale jooga sidaasi darteed in aanay noqon nidaakeenu in kur koo kali la gudbiyo la nooleeyo oo caasimada o kaliya ay kobacdo sida dalalka afrikaanka in ayno noqono dal eel qudhi kursantay balse loo baahan yahay in dalkoo dhan wado koro).

Diyaarinta (Caydaruus Cisman-Mr-Ayuubi)

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso