Masuuliyiinta Dalada  Aan Dowliga Ahayn Ee Sonsaf Ayaa Ka Digaysa Dib u Dhac Danbe Oo Ku Yimaada Doorashooyinka Golayaashawakiilada iyo Deegaanka OoDalka Ku Soo Food Leh..

(Toggaherernews)-Masuuliyiinta Dalada  Aan Dowliga Ahayn Ee Sonsaf Oo Ka Digtay Dib u Dhac Danbe Oo Ku Yimaada Doorashooyinka Golayaashawakiilada iyo Deegaanka OoDalka Ku Soo Food Leh..

AGaasimaha daladaasi Sonsaf Axed Maxamed Barwaani Oo furitankii kulankaasi ka hadlaayey ayaa ka waramay in aan xiligan loo baahnayn dib u dhac dambe oo ku yimaada doorashooyinka dalka ku soo socda ,Agaasimaha oo arrintaasi ka hadlaaya ayaa hadalkiisa ku bilaabay:

(maanta waxaan halkani iskugu kiin yeedhnay in aanu ku qabano shir saxaafadeed iyadoo ururada bulshadu ay halkani ku qabanayaan shir khuseeya  arrimaha doorashooyinka gaar ahaanna baarlaaanka iyadoo ururada bulshadu ay halkani ay ku lahaayeen kulamo hore oo ay kaga doodaayeen kuna falanqaynaayeen xaaladaha iyo dunuufaha  ku gadaaan qabashada doorashada golaha wakiilada iyo golaha deegaanka run ahaantii somaliland doorashooynbadan ayey qabatay ,doorashooyin badana dib ayey u dhaceen ururada bulshada raydka ah iyo bulshada somalilandba ar walba waxay u aragtaa qabasha doorashada in ay ahmiyada weyn u leedahay geedi socodka doorashada iyo horumarka dowladniada ,haddii ay doorashooyinku dib u dhacaan oo waqtigooda la qaban waayo , taasi waxay keenaysaa dib u dhac faro badan dhaqaale iyo id siyaasadeedba ,run ahaantii urrada bulshada raydka ahi waxay dhiirigalinaysaa ama runtii ay amaabulayaan ama ay ku dadaalayaan sidii doorashadu xiligeeda ku dhici lahaayeen in masuulyiinta qaranku ku xisaabtamaan in ay waqti go-an oo ay kursiga fadhinayaan leeyihiin oo y ku xisaabtamaan).

Advertisement

Ku Xayeysiiso