Dhagayso Warbixin-Dhaqdhaqaaqa Ganacsiga Xoolaha Ayaa Iibsigoodu Fiican Yahay,Ganacstada Xoolaha Nool Ayaa Dowlada hoose Ee Caasimada Somaliland Ka Dalbanaya In Macjarada Xoolaha Lagu xanaaneeyo Loo Sameeyo…

(Toggaherernews)-Warbixin-Dhaqdhaqaaqa Ganacsiga Xoolaha Ayaa Iibsigoodu Fiican Yahay,Ganacstada Xoolaha Nool Ayaa Dowlada hoose Ee Caasimada Somaliland Ka Dalbanaya In Macjarada Xoolaha Lagu xanaaneeyo Loo Sameeyo…

Qaar ka mid ah dadka ka ganacsada xoolaha nool oo wareysi khaas ah siinaayey shabakadani Radio Toggaherer ayaa nooga warbixiyey dhaqdhaqaaqa xoolaha nool oo iibsigoodu fiican yahay,isla markaasina dadweynahaasi waxay dowlada hoose ee caasimada somaliland si buuxda uga dalbanayeen in macjarada xoolaha lagu xanaaneeyo loo sameeyo iyo calafkii ay quudan lahaayeen.

Halkani Hoose Kaga Boggo Warbixintaasi:

Diyaarinta-Caydaruus Cisman(Mr-Ayuubi).

Advertisement

Ku Xayeysiiso