Wasiirka Wasaarada Arriaha Dibada Somaliland Dr- Sacad Cali Shire Ayaa Ka Hadlay Isbedelada Ka Socda Dalkaasi Itobiya Iyo Madaxweynihii Hore Ee DDS …

(ToggahererNews)-Wasiirka wasaarada Arriaha Dibada Somaliland Dr- Sacad Cali Shire Ayaa Ka Hadlay Isbedelada Ka Socda Dalkaasi Itobiya Iyo Madaxweynihii Hore Ee DDS …

Wasiirka wasaarada arrimaha dibada ayaa naqdiyey iscasilaadi madaxweynihii hore Ee DDS Iyo isbadalada cusub ee Dalkaasi hadda ka socda,Wasiirka oo arrrintaasi ka hadlaaya Ayaa Yidhi:

(Itoobiya ganacsi balaadha ayaa inaga dhaxeeya oo nabadeena ayaa isku xidhan ,siyaasadeena ayaa isku xidhan markaasi wax kastoo ka dhaca saameyn ayey inagu leeyihiin dhinac walba inaguna isbadalka ka socda wadankaasi oo sal dhigiisu yahay nabad ku wado noolaansho iyo iskaashi dhaqaale waanu soo dhaweynaynaa iyo furfurnaansho oo waanu soo dhaweynaynaa iyo in dimuqraadiyada la xoojiyo in dimuqraadiya la xoojiyo la dhowro xquuqul insaanka waana waxyaabo ku salaysan dasturkeena iyo mabaadiideena oo waanu soo dhaweynaynaa damcan wixii dhibaato ah ee ka dhaca isbadal walbaana oo imaadaana waxa uu la yimaadaa xanunkiisa wixii xanuunkaasi ah ee dhibaatadaaasi ka dhasha wey ina saamaynaysaa oo sidaasi aad arkaysaan shaqaaqooyin ayaa kadhacay deegaano ka mid ah ama kililka shanaad ee itoobiya ee soomaalidu ku nooshahay horta markaugu horeysa weynu ka tacsideynaynaa ehelaii iyo qaraabadii dadkii dhibaatadu ka soo gaadhay shaqaaqada halkaasi ka dhacday wixii baahi ah ee wadankaasi jaarka ah inagaga timaada ee baahi ah kaalinteena yeynu ka qaadan doonaa ,cidkastoo gobolka ah oo heshiis gaadha waa aynu soo dhaweyneynaa inaku).

Advertisement

Ku Xayeysiiso