Jeegaanta Iyo Dawlad Ka Hoos Dhisan Dawladda Somaliland

Marka Cid Gaar ahi Gacanta Ku Dhigto Tiirarka Dawladda In La Sheego Ka Maarmi Mayso

Dadka Badankiisu Somaliland Waxay u Haystaan “Xeedho” Ay Tahay In La Wadaago Qaado Aan Qaatee! 
Waa Sheekada Keentay In La Yidhaa reer
Waa in lala Qaybsadaa Wax Walba “Anagana Hanala Siiyo Meherado” Yaab iyo Amakaag

Waxa Waajib ah In La Baraarujiyo Muwaadinka Miskiinka ah Oo Loo Sheego Yaa Xaq Daro Ku Qaatay Wixii Dhexda Inoo Ahaa?

Sideedaba Shacabku Maalinta Uu Ogaado In Rag Gaar ahi Oo La Siman At Haystaan Dawladnimadii Ama Hantidii Iyo Aqoontii Lagu Kala Garan Lahaa “Cadaaladda” Wuu Gadoodaa Hadii uu Kacana Wey Adagtahay Inuu Fadhiisto

In Kastoo Beelnimada Ay Ku Faa’iidaan Dad Gaar ahi Hadana Muwaadinku Beelnimada Kalsooni Ayuu Ka Helaa Waayo?

Maqaalo Taxane ah Lagu Iftiimin Doono Xogo Ka Qarsoon Dadkayga oo Damiirkaygu Diiday

Waa Siday Ila Tahay Runta Se Alle U Sugnaatay

Maxamed Xoosh

Advertisement

Ku Xayeysiiso