AGaasimaha Dalada Haweenka Nagaad Ismahaan Yuusuf Ayaa Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland Ku Bogaadisay…

(ToggahererNews)-AGaasimaha Dalada Haweenka Nagaad Ismahaan Yuusuf Ayaa Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland Ku Bogaadisay….

AGaasiaha Dalada haweenka ee nagaad ayaa mudanayaasha Golahaasi wakiilaa somaliland ku hambalyeysay xeerka kufsiga iyo xakameynta jinsiga oo ay meelmariyeen ,xeerkaasi oo ay muanayaasha golahaasi meel mariyeen ,iyadoo masuuliyiinta daladaasi ay ku dabotaagnaayeen..

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso