Daawo-Rooda Axmed yaasiin Ayaa Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland UGa Mahadnaqday Sida Ay U Ansixiyeen Xubnaha Guddida Xuquuqul Insaanka Oo Ay Ka Tirsan Tahay …

(Toggaherer)-Rooda Axmed yaasiin Ayaa Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland UGa Mahadnaqday Sida Ay U Ansixiyeen Xubnaha Guddida Xuquuqul Insaanka Oo Ay Ka Tirsan Tahay …

Rooda Axmed Yaasiin Oo Ka tirsan Guddida xuquuqul insaanka oo ay maanta ansixiyeen mudanayaasha Golahaasi wakiiladu ayaa madaxweynaha qaranka somalialnd Muuse Biixi Cabdi iyo mudanayaasha Golaha wakiilada uga mahadnaqday qaabka ay u meelmariyeen mudanayaashau..

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso