Wareysi-Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha Ee Wasaarada Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Somaliland Maxamed Nuux Ayaa Warbixin faahfaahsan Naga Siiyey Tartanka Kubada Cagta Ee Ka Socda Hargeisa Stadium.

(ToggahererNews)-Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha Ee Wasaarada Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Somaliland Maxamed Nuux Ayaa Warbixin faahfaahsan Naga Siiyey Tartanka Kubada Cagta Ee Ka Socda Hargeisa Stadium…

AGaasimaha waaxda ciyaaraha Ee wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha somaliland mudane- maxamed nuux jibriil oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey shabakadani Toggaherer ayaa faahfaahin naga siiyey qaabka uu u socda tartanka ka socda garoonka Hargeysa istaadyoom iyo kooxaha ka qaybqaadanayaba..

Daawo:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso