Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) Ayaa Cadeeyey In Siyaasiyiinta Reer Somaliland Ee U Dusa Xamar Qaranka Somaliland Talaabo Cad Ka Qaadaayo

(ToggahererNews)-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Ayaa Cadeeyey In Siyaasiyiinta Reer Somaliland Ee U Dusa Xamar Qaranka Somaliland Talaabo Cad Ka Qaadaayo…

Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo ka mid ah mudanayaasha Golaha wakiilada somaliland ayaa cadeeyey in qaranka somaliland talaabo cad ka qaadaayo siyaasiyiinta dalka u dhalatay ee xamar dhuumashada ku taga ,arrintaasi ayaa mudanayaasha Baarlamaanku Go-aan cad ka soo saareen oo ay ku badnuucayaan cidkastoo qaranka somaliland ka mid ah oo somalia u dusta ,in siyaasad cad laga soo dajiyey isla markaasina talaabo ku haboon la marin doono…

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso