Wareysi-Waxaad Moodaa Caasimadu Aad Ayey UGa Liidataa Adeegyada Bulshada ,Qolooyinkan Dowlada Hoose Ee Caasidu Way Ka Seexdeen Oo Mudadii dheeray Ee Ay Joogeen Arrinkaasi Waxba Kama Oga -Gudooiyaha Gobolka Maroodi Jeex Maxamed Aadan.

(Toggaherernews)-Wareysi-Waxaad Moodaa Caasimadu Aad Ayey UGa Liidataa Adeegyada Bulshada ,Qolooyinkan Dowlada Hoose Ee Caasidu Way Ka Seexdeen Oo Mudadii dheeray Ee Ay Joogeen Arrinkaasi Waxba Kama Oga -Gudooiyaha Gobolka Maroodi Jeex Maxamed Aadan.

Gudoomiyaha Gobolka maroodijeex Ee xisbiga cadaalada iyo daryeelka Ucid mudane -Maxamed Aadan oo maanta xarunta guud  ee xisbigaasi ku leeyahay magaalada hargeysa ugu waramaayey shabakadani radio Toggaherer ayaa faahfaahin kaga bixiyey waxyaabo badan oo uu u arkaayey in ay qabyo badan ka jirto ,talooyin wax ku ool ah u soo jeediyey wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada somaliland ,halka uu dhaliil culus dusha ka huwiyey masuuliyiinta dowlada hoose ee caasimada somaliland…

Daawo- wareysigaasi

Geesta kalena xarunta xisbiga cadaalada iyo daryeelka oo aanu maanta booqasho ku tagnay ayaa qaab casriyeysan loo dhisay oo ay bilicdeedu aad u sarayso indhahaagana soo jiidanaysa ..

Diyaarinta- Caydaruus Cismaan Mr (Ayuubi).

Advertisement

Ku Xayeysiiso