MADAXWEYNE MUUSE BIIXI AYAA SI ADAG UGA HADLAY SHIRKII BRUSSELS & KULANKII FARMAAJO IYO FAYSAL

(Toggaherernews)-MADAXWEYNE MUUSE BIIXI AYAA SI ADAG UGA HADLAY SHIRKII BRUSSELS & KULANKII FARMAAJO IYO FAYSAL..

Madaxweynaha qaranka Somaliland Mudane -Muuse Bixi Cabdii OO Arrintaasi ka hadlaaya ayaa yidhi:

(Shirkaasi Brussels waxaa loo qabtay somalia iyagaana lagala hadlaayey meelna kumaynaan lahayn waana la isku diiday qaabkii loo qabanaayey waayo dowladaha qabanaayey waxay doonaayeen in ay u arkaan in somalia ay mid tahay oo la siiyo warmurtiyeed gaar ah waan anagu warmurtiyeed gaar ahna garan ayno labado dowladood oo isgarab yaal ayaanu nahay ,nimankani nama qabsan halkani ayaanu ku go-aaminay anagoo jecel in aanu u tagno hadana waanu kala noqonay xiriyadii ama sidaasi labo dal ayey noqon oo wax loo wado qabanaayo hadii kale iyaga u dhameeya  inaguna markay isku baahano ayeynu wado hadli doonaaye doodna kaay keenin sidii bay yidhaahdeen waayahay.

waxaa timid deeqda waxaa la yidhi lacago ayaa lagu qaybinayaa ee axaynu uga hadhaynaa horta deeqda iyo adduunkaba siisan ayno gobanimadayada siisan mayno rabitaanka dadkayaga waxaanu go-aansanay in aanu noqono dowlad gaar ah oo madaxbanaan markaasi UA-da iyo North America ayaa lacag ku qaybinaysa nooma taal hadaan anaga toos wax la noosiisaynin ma qaadanaynosandalaale cid noo soo marta dadkana tan ku jirtaa waa wax ka badan lacag baanu u hurnay gobanimadaiyo dalka in dib loo soo celiyo lixdankii aanu ku joognay taasina sidaasi ayaanu ugu sheegnoo waar adduun kama hadlaynee qadiyad (Isseu) ummad shirgashay ayaa laga hadlayaaye lacagta idinkaa leh cidda aad siinaysaana idinkaa og anagu mowqifkaasi ayaanu leenahay oo ninkii nagu caawinaayow ee wax nagu darsanaayow kaalay kii kalow cidaad toontid sii iyadoo halkaasi taagan oo caalamku ogyahay oo aanu ku heshiis nahay oo waayahay anaguu xil nasaaran yahay waxaa tagay Gudoomiyihii xisbiga Ucid faysal cali waraabe oo aannan ogeyn nagalamuu tashan talo kumaanaan lahayn waana wax inagu cusub waana arrin u baahan in dib loogu noqdo oo la iska arko arrintaasi isaga iyo cid la soxotay toona amagaag ayey nogu noqotay arrintaasi oo xataa maanaan ogayn in uu baxay isagoofarmaajo la jooga dee amakaag ayey nagu tahay waana la arki doonaa waxay ku dabayso taasi intaasi ayaan ka idhi).

Diyaarinta-Mr(Ayuubi).

Advertisement

Ku Xayeysiiso