Madaxweynaha Bolivia : Trump waa Cadawga Aadanaha

Madaxweynaha Bolivia Evo Morales ayaa ku sifeeyey Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump inuu yahay Cadawga Aadanaha.

“Cadaawga xilligaan waa Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump, waa cadawga bani-aadamka iyo adduunyada dunida,” Morales ayaa ka sheegay hadalkan Sao Paulo Forum ee Cuba.

Morales ayaa sidoo kale xusay in “fikradaha lidka ku ah kuna dhawaaqay hoggaamiyahii Cuba Fidel Castro ay hadda ka muhiimsan yihiin sidii hore.”

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso