Warbixin-Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Xukuumada Ku Taageeray Difaacida Qaran-nimada Somaliland ,Talooyin-na U Soo Jeediyey..

(ToggahererNews)-Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Xukuumada Ku Taageeray Difaacida Qaran-nimada Somaliland ,Talooyin-na U Soo Jeediyey..

Fadhigii maanta Ee Mudanayaasha Golaha wakiilada somaliland oo uu shirgudoominaayey gudoomiye ku xigeenka kowaad ee golahaasi Md- Axmed yaasiin Sheekh Cali Ayaanle ayaa mudanayaasha golahaasi waxay Dood kulul oo waqti dheer qaadatay ka yeesheen xaalada dalku ku sugan yahay,waxaanay doodoodaasi daboolka kaga qaadeen in ay xukuumada ku barbar taagan yihiin difaacida qaran-nimada somaliland ,waxaanay talooyin xukuumada ugu soo jeedinaayeen in siyaasada qaaradda Africa lala talaabsado ..

Halkan Hoose Kaga boggo dooda mudanayaasha golahaasi wakiilada somaliland oo si kulul uga doodaaday arrinta tukaraq ..

Diyaarinta-Caydaruus Cismaan(Mr-Ayuubi).

Advertisement

Ku Xayeysiiso