Daawo-Xildhibaan Naasir Cali Shire Ayaa Walaalkii Wasiir Sacad Ka Difaacay Dhaliilo Mudanayaasha Golahaasi wakiiladu Somaliland  ujeedinaayeen  

Degdeg -Xildhibaan Naasir Cali Shire Ayaa Walaalkii Wasiir Sacad Ka Difaacay Dhaliilo Mudanayaasha Golahaasi wakiiladu Somaliland  ujeedinaayeen …

Xildhibaan Naasir Cali Shire Oo ka Tirsan Mudanayaasha Golaha wakiilada somaliland ayaa golahaasi dhexdiisa kaga dhex difaacay wasiirka arrimaha dibada Dr-sacad cali shire ,waxaanu mudanuhu uu Golaha ka dalbaday in wasiirkaasi loo yeedho oo wax laga waydiiyo howsha uu qaranka u hayo ,isla markaasina laga daayo dhaliilaha ay mudanayaasha golahaasi wakiiladu warbaahinta kala duwan umarinayaan..

Daawo:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso