Trump Oo Sheegay inuu doonayo Inuu isa Soo Sharaxo Doorashada Soo Socota


Madaxaweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa maanta oo Axad ah sheegay inuu doonayo inuu isa soo sharaxo doorashada soo socota ee dhacaysa sanada 2020.

Donald Trump ayaa sidaa u sheegay Wargeyska Mail on Sunday ee ka soo baxa Britain.

Mar La waydiiyay Su’aal ku saabsan doorashada wuxuu yidhi way iga go’an tahay si dhab ah waayo dhamaan waa la i doonayaa…

Waxaanu intaa ku daray in aanu arkayn Mid Dimuqraadi ah oo ka badin kara dhamaantood waan garanayaa midna ma arko.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso