Hankii Sayidka. Qalinkii : Maxamed Xoosh

Hankii Sayidka

Hadaan Waayay Calan la’ii Nashiro Tan iyo Nayroobi, Miyaan Waayay Maamuus Janniyo Daalac iyo Naasil, 
Hadaan waayay ciidoon naqliyo inaan nugaal daaqo,
Miyaan waayey neef an xarmada naalo ugu fuulo,
Hadaan waayay ruux iga naxa oo nasabad sheegta,
Miyaan waayay naxariis alle iyo Nebiga jaahisa (csw)

 

Sayyid Maxamed Cabdule Xasan

 

Mar culumo ajaanib ahi weydiiyeen 
Maxaad dadka u “Xujaysaa”

Wuxu ku gar naqsaday gabay carabiya oo dheer waxa ku jirtay

 

(ان الفتي لجائر والجور دأب الحكما)

 

Sideedaba Ninku Waa Jawr-fale, Dulmiguna Wuxuu Caado u Yahay QofkaTaliya

Sayidku xiligiisii 100 sano ayuu ka soo horeeyay, Caamaddu badhna waxay gaadhsiiyeen inuu yahay Geesi mar la arag ah Qolo kale waxay ku tageen inuu ahaa Ibliis dhiigyo cab ahaa “ninka lagu murmo oo dhan ayaa nin weyn ah”

 

Somaliland Halgankii Daraawiishtu wuxu ugu Suntanyahay Baal Dahab ah “Waa Markaynu La Doonayno Jamhuuriyadda Somaliland Mid ah”

 

Che Guevara “Jiifaarra” Dhakhtarkii Burjuwaajiga ahaa ee u Dhintay Siday Gobanimo u Heli Lahaayeen Dadyawga Dunida Korkeeda Ku DULMAN Iyo Sayidku Halkay Iska Shabhaan Ama Ku Kala Tageen

 

Filo Qormo Danbe

 

Maxamed Xoosh

Advertisement

Ku Xayeysiiso