Daawo-Xildhibaan Gobolka Salal Ka Soo Jeeda Oo Ka Damqaday Duufaantii Ku Habsatay Gobolada SalalIyo Awdal

(ToggahererNews)-Xildhibaan Gobolka Salal Ka Soo Jeeda Oo Ka Damqaday Duufaantii Ku Habsatay Gobolada Salal Iyo Awdal….

Xildhibaan Axmed daahir Jirde Oo ka tirsan mudanayaasha Aqalka golaha guurtida somaliland ayaa si adag u naqdiyey duufaantii ku dhufatay gobolada salal iyo awdal iyo saameyntii ay kaga tagtay dadweynaha deegaanadaasi ku noolaa ,waxaanu mudanuhu hambalyo u diay cid kastoo taakuleyn u fidisay dadweynahaasi duufaantu waxyeelaysay hantidoodii iyo xoolahoodiiba…

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso