Daawo-Mudanayaasha Guurtida Somaliland Ayaa Canaan Kula Dul Dhacay Ganacsatada Dalka

(ToggahererNews)-Mudanayaasha Guurtida Somaliland Ayaa Canaan Kula Dul Dhacay Ganacsatada Dalka..

fadhigiii maanta Ee Golaha Gurtida Somaliland Oo Uu shirgudoominaayey Gudoomiyaha Aaqlka Golaha Guutida somaliland Md-saleebaan Maxamuud aadan ayaa mudanayaasha Golahaasi waxay dood kulul ka yeesheen duufaantii ku dhufatay Gobolada galbeedka somaliland Ee awdal iyo salal ,halka ay ganacsatada wadanka ku canaanteen in aay kaalintii kaga aadanayn ka qaadanin taakuleyntii looga baahnaa…

Daawo muuqaalka mudanayaasha…

Diyaarinta-Caydaruus Cismaan(Mr -Ayuubi).

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso