Qoddobo badan oo muse kaga waayo aragsan doono madaxdii ka horreysay

 

In badan way ila yaabi doonaan Marka ay qoraalkan indhihoogu qabato sabbabtoo ah wax laga yaabaa in ayna fahmin waxaan sheegayo. 

Tan iyo yagleelidii Somaliland muuse wuxuu u ahaa goobjoog isaga oo ka war hayay xaalada iyo marxalada Kala duwan ee dalku soo marayay

Gaar ahaan wuxuu xogagaal u ahaa Ahmed silaanyo .Mar walbana waxa uu  xaggaa kabaran karaa wax badan oo khabiirnima ahaa. isagga oo is wayddiin Kara maxaa qaldamay iyo maxaa saxsamay kuwii ka horreeyey maxay Ku saxsanyayeen Maxayse Ku qaldanayeen 

Muse intuu hayayna wuxuu qaaday talbooyin wanaagsan, isaggoo xayiraadii ka qaaday wargeyskii haatuf oo Ku failed garoobay xukuummaddii silaanyo. 

Waxa kale oo ka faaidaysan karaa khibradihii uu kasoo qaatay maxaxweynayaashi ka horreeyey, isaga oo loo tilmaamayn mucaaridnimo maadama uu ahaa villi Ku dhow 8 sannadood. 

Madaxweynuhu Waxa uu dhiggi karaa taariikh kaweyn tii silaanyo oo ladagtay masiibo Ku habsatay isaga 

Isaga oo aad moodo in meesha ay yaraadeen koofiyad baclayaashii odayaaasha ahaa ee soo tubnaan jiray meel walba adiggoo Kala garanayn inay siyaasiyiinba yihiim iyo in kale.

Muse wuu dhiggi karaa taariikh kaweyn tii silaanyo waahaduu u kuurgalo . 

I rummeysta muuse wuu ka fursad wanaagsanyahay silaanyo. waa haddii uu Ku adkaysto wax kastoo wanaagsan waayo wuxuu u eegyahau madaxweyne soo jeeda. 

I rummeyso loo tilmaami mayo waxay tahay mucaaridnimo gidaar kaste wuu kasoo goay hadda waa xilli uu ka faaidaysan Karo, waayaha noloshiisa iyo fursada madaxweynanimada. kollay dadbadan kaa hor iman balse Haddad u dhabar adaygto oo Mar walba intii saxsan ku dadaasho way Ku aayi doonaan jiilalka danbe. 

Hamse riraash

Advertisement

Ku Xayeysiiso