Daawo- Mudane Golaha Guurtida Somaliland Ka Tirsan Oo Dalbanaya In Dhalinyarada Xilliyada Habeenkii Bulshadeena Dhibaateeya Wax Laga Qabto…

(ToggahererNews)- Mudane Golaha Guurtida Somaliland Ka Tirsan Oo Dalbanaya In Dhalinyarada Xilliyada Habeenkii Bulshadeena Dhibaateeya Wax Laga Qabto…

Xildhibaan C/qaadir Maxamed xasan(Indho-indho) Oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa si buuxda u dalbanaya In Dhalinayarada xilliyada habeenkii dhibaatooyinka u geyusta Bulsjadeena talaabo laga qaado,isla markaasina wax laga qabto shilalka gaadiidka oo mararka qaarkood Bulshadeena dhibaato xoog lihi ka soo gaadho…

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso