Roxaani oo Balanqaaday In ay Maraykanka Jabin Doonaan

Madaxweynaha Iran Xasan Rooxaani Ayaa Balanqadaay in ay Jabin doonaan Maraykanka, Waxaanu sheegay in shacabka Iran ay ka hortagi doonaan siyaasada Maraykanka sidii ay uga hortageen mu’aamaraadkii Washington ee hore iskugu dayeen.

Waxaanu ku tilmaamay Mashruuca cunaqabataynta Maraykanka uu ku beegsanayo shacbiga Iraan kuna cadaadinayo in ay fashilmi doonaan waxaanu intaa ku daray in Tahran ay ku qanacsan tahay siyaasada ka soo horjeeda ee Iran,Mandaqada iyo Caalamka aanay sii jirayn ayna fashilmayso.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso