Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Salaadii Jimcaha Kula Tukaday Qaar Ka Mida Shacabka Reer Ceel-afweyn

Ceel-afweyn13-07-2018-(ToggaHerer)- Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta salaadii jimcaha kula tukaday shacabka ku dhaqan magaalada Ceel-afweyn, waxaana halkaasi khudbaddii jimcaha ka akhriyay Sheekh Cabdilaahi Xaashi (Bar-baraawi) oo ka mida ergada nabadda u joogta ceel-afweyn, isla-markaana halkaasi ka akhriyay khudbad taabanaysa qiimaha uu Alle agtiisa ka leeyahay dhiiga islaamku, iyo sida ILLAHAY u adkeeyay in si bilaa micno ah loo daadiyo dhiiga islaam.

Advertisement

Ku Xayeysiiso