“Kaluunka Badeena Waxa La Sheegaa In 250 Million Oo Dollar Si ..-AGaasime Axmed Aadan Madoobe

(Toggaherer)-“Kaluunka Badeena Waxa La Sheegaa In 250 Million Oo Dollar Si ..-AGaasime Axmed Aadan Madoobe..

AGaasimaha waaxda kaluumaysiga Ee wasaarada xanaanada xoolaha iyo kalluumaysiga somaliland Axmed Aadan Madoobe Oo wareysi khaas ah siinaayey shabakadani caanka ah Ee Radio Toggaherer ayaa si faahfaahsan uga hadlay faaiidada uu Bulshadeena u leeyahay kalluunku ,iyadoo mudooyinkii u dambeeyey caasimada somaliland si xoogan loogu isticmaalo cunista kalluunka ,waxaanu agaasimuhu dardaaran u diray Ganacsatada yaryar ee ka ganacsatada kalluunka …

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso