Ergadaa LA diray ee culimada waawayn iyo haldoorkubaka midyihiin way ku guulaysan doonaan nabada aaggagaas bidni lah maqaalkan ila dhugta

 

Waxa LA diray culimo waawayn oo kacaana geyiga kuwaas oo isku jira dhamaan dadka ku dhaqan jamhuuriyadda somailand. 

Iyaga oo lasoo xullay loona diray xal u helida iyo soo afjarida shaqaaqada ka taagan gobolkaa barigga. Gaar ahaan ceel afweyn 

Hadday rabbaan culimadu ama errgadaas in ay guulasantaan way-na ku guulaysan doonaanee waa in ay si caddaalada oo dhexdhexaada u dhuuxan arrimaha iyo mashaakilka LA isku hayo. 

Waa in ay dawladu muddadaa shanto sanno ay taariikhda ku gashaa in ay xalliso shaqaaqadaas muddadaa shanto Sannana LAa maqal shaqaaqo danbe oo xaggaa ka dhacda.

Waa in ay ilaahay LA kaashadaan oo dadka LA isku Sara laabta waayo rasuulkuba wuxuu Kala dexdhigay nabbad awas iyo khasraj.  

Aduunka waxaan xal lahayn majirto warbaahintu hala shaqaysto oo dadka hala shaqeeyo ka ugu yar xataa ha u duceeyo inuu alla LA garab qabto Ergadaa 

Taariikhba qormaysa xukkuumaddan muse hagu dadaasho sidi ay usoo afari lahayd shaqaaqada guulbaa ii muuqatee alla qalbiyadooda ha isku soo dhawweeyo labada walaalaha ee zhaydaanku isku diray salaam
Hamse riiraash

Advertisement

Ku Xayeysiiso