Xasan Waraabe Cade Ayaa Daboolka Ka Qaaday In Ciyaaraha Somaliland Horumareen, Caalamkana La Jaanqaadayaan..

(ToggahererNews)-Xasan Waraabe Cade Ayaa Daboolka Ka Qaaday In Ciyaaraha Somaliland Horumareen, Caalamkana La Jaanqaadayaan..

Xasan waraabe cade Oo ah khabiir dhanka ciyaaraha fudud ah ,isla markaasin ah Lataliyaha wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland ayaa si faahfaahsan uga waramay horumarka balaadhan Ee ciyaaraha kala duwan ee dalku ku talaabsanayaan …

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso