Daawo-Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Si Aadag UGa Dooday farogalinta Qaawan Ee Somalia Ku Soo Qaaday Qaranka Somaliland…

(Toggaherer)-Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Si Aadag UGa Dooday farogalinta Qaawan Ee Somalia Ku Soo Qaaday Qaranka Somaliland…

fadhigii maanta Ee Golaha Guurtida Somaliland oo uu shirgudoomiynaayey Gudoomiyaha Golahaasi Guurtida somaliland Mudane-saleebaan maxamuud aadan ayaa mudanayaasha golahaasi waxay dood kulul ka yeesheen farogalinta qaawan Ee somalia ay ku soo qaaday qaranka somaliland .

Mudanayaashii dooda maanta ka qaybqaadanaayey waxay talo ahaan ku soo jeedinaayeen in xukuumad iyo shacabba la iskakaashadi kor u qaadista siyaasada arrimaha dibada ee dalka iyo in farogalinta iyo hagardaamada somalia ay qaranka somaliland la dabo socoto laga foojignaado ,iyagoo ku sababeeyey in cadowga koowaad Ee qaranka somaliland leeyahay uu yahay somalia…

Daawo -Muuqaalada mudanayaasha oo arrintaasi ka doodaaya…

Diyaarinta-Mr (Ayuubi).

Advertisement

Ku Xayeysiiso