Calanka Israel oo Ku sii jeeda Dayaxa!

Israel ayaa u diraysa Dayaxa, Dayax gacmeedkii ugu horeeyey Diisambar-ta soo socota si uu uga taago Calankeeda Dushiisa.

Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Yuhuuda Benjamin Netanyahu ayaa maanta oo Salaasa ah sheegay in dayax gacmeedkani ku degi doona Dayaxa dushiisa 2 February 2019 halkaana uu ka taagi doona Calanka Yuhuuda.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso