Daawo-Xildhibaan Xaamud Cismaan Cigaal Oo Hadalkiisii Taageero ka Dhex Helay Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland….

(ToggahererNews)-Xildhibaan Xaamud Cismaan Cigaal Oo Hadalkiisii Taageero ka Dhex Helay Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland…

Xildhibaan Xaamud cismaan cigaal oo ka mid ah mudanayaasha Golaha wakiilada soamliland ayaa  hadalkiisii waxa uu taageero buuxad ka dhex helay mudanayaasha golaha wakiilada kadib markii uu talo ahaan ku soo jeediyey in cod aqlabiyad ah lagu taageero xildhibaano ka socday dalka ingiriiska oo wadanka gudihiisa yimid ,mudanayaashaasi oo ka mid ahaa xildhibaano somaliland aqoonsi u cadeeyey in ay la barbar taagan yihiin fadhi ay ku lahaayeen dalkoooda…

Daawo-Xildhibaan xaamud cismaan cigaal oo shirgudoonka kadalbanaya in arrintaasi cod lagu taageero..

Advertisement

Ku Xayeysiiso