Turkiga oo Laba Boqol oo Tahriibe reer Ciraaq ah ku wareejiyey Kurdistan Ciraaq


Masuuliyiinta Turkiga ayaa maanta oo Axad ah ku wareejiyey 200 oo tahriibe reer Ciraaq barta laga taalaabo ee Xadka u dhaxeeysa labada dal ee la yidhaa Ibrahim Alkahil ee gobolka Kurdistan.

Ilo laga helaayo dadkan ayaa sheegaya in masuuliyiinta Turkigu ay tahriibayaashan ay qabteen mar ay isku dayayeen inay Turkiga uga tahriiban xaga Yurub.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso