Daawo-Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Cod Gacan taag Ah Ku Meelmariyey Ajandahooda kalfadhiga 66naad Oo Ay Gudogalayaan..

(Toggaherer)-Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Cod Gacan taag Ah Ku Meelmariyey Ajandahooda kalfadhiga 66naad Oo Ay Gudogalayaan..

fadhigii maanta Ee Golaha Guurtida Somaliland oo uu shirgudoominaayey gudoomiyaha golahaasi md-saleebaan maxamuud aadan ayaa mudanayaasha golahaasi waxay cod gacan taag ah ku meelmariyeen ajandahooda kalfadhiga 66naad oo ay mudanayaasha golahaasi gudogalayaan…

Daawo-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan maxamuud oo si buuxda ugu dhawaaqayanatiijada …

Advertisement

Ku Xayeysiiso