Daawo-Caasimada Somaliland Waxaa Maanta Laga fuliyey Olole Nadaafadeed Oo Ay Fulinayeen Guddiyada…

(Toggaherer)-Caasimada Somaliland Waxaa Maanta Laga fuliyey Olole Nadaafadeed…

Guddiyada kala duwan ee ka dhisan magaalada hargeysa oo u waramaayey shabakadani caanka ah Ee Toggaherer ayaa waxay olole nadaafadeed ka fuliyeen wasaarada caafimaadka somaliland iyo agagaarka cisbitaalka guud ee magaalada hargeysa,waxaanay xubnahaasi oo si iskood ah isku soo abaabulay ay ururada kale ka dalbanayeen in ay kaga daydaan oo ay isku soo xilqaamaan sidii bilicda iyo nadaafada caasimada somaliland kor loogu qaadi lahaa ,waxaanay hambalyo balaadhan u direen ciimada qaranka somaliland ee faronta jooga.

Daawo:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso