Wareysi-Waxaan Maanta Leeyahay shacabka ,Xukuumada Iyo Asxaabta Qarankaba Doorashada Yaan Maalin Lagu Darin-Xoghayaha Gobolada Iyo degmooyinka Xisbiga Ucid.

(Toggaherer)-Waxaan Maanta Leeyahay shacabka ,Xukuumada Iyo Asxaabta Qarankaba Doorashada Yaan Maalin Lagu Darin-Xoghayaha Gobolada Iyo degmooyinka Xisbiga Ucid.

Xoghayaha xidhiidhka Gobolada iyo degmooyinka ee xisbiga Ucud ayaa xukuumada somaliland ka dalbaday in aany doorshada golaha wakiilada somaliland iyo Ta Golaha deegaankuba aanay dib u dhac ku iman.

Halka uu sidoo kalena mudanayaasha Golaha wakiilada somaliland uu ku canaantay in mudadii dheerayd ee ay kuraasta fadhiyeen aanay waxba u qaban Bulshadii soo dooratay ,halka uu sharaxaad ka bixiyey hankiisa siyaasadeed mustaqbalka dhow…

Daawo wareysigaasi:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso