Daawo-Culimada Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Ayaa U Ambobaxaaya Arrinta Ceel Afweyn…

(Toggaherernews)-Culimada Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Ayaa U Ambobaxaaya Arrinta Ceel Afweyn…

Sheekh Cabdilaahi Cabdi shiil oo ka tirsan culimada Wasaarada Diinta iyo awqaafta Somaliland oo u waramaayey shabakadani caanka ah Ee Toggaherer ayaa daboolka ka qaaday in culimada wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland ay u xadhko xidheen in ay tagaan ceel afweyn si ay halkaasi islaax ugu kala dhexgalaan jufooyin walaalo ah oo gacan ka hadal goobtaasi ku dhexmaray…

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso