Madaxtooyada loo raraayo Xaafada Muuse Golayaasha ma la mariyey

Asc,Waxaan malmahan danbe media ka maqleynaa in Muuse biixi uu doonaayo in uu Guri Madaxtooyo oo cusub uu dhiso.
Suasha leys weydiin karaa waxa ay tahay,maba xumee halkii laga dhisi lahaa ,horta sida uu distoorku qabo ,ma la weydiiyey Golayaasha Wadanka ka dhisan,mise Muuse xaafadoodii ayuun buu doonayaa in uu ku sii camirro.
Casimaddu waxa ay leedahay goobo,taarikhi ah oo horeyba loogu qoondeeyey ,in Madaxtooyadda Somaliland loo raro.goobahaa caasimaddu laheyd ee taariikhiga ahaa ee dadku in toodda badani isku raacsanaa waxa ka mid ah.
GEED XAABEYA IYO BUURTA NAASAHABLOOD IYO BUURTA INA NAXAR.

Advertisement

Ku Xayeysiiso