Daawo-Mudane Xukuumada Ka Dalbaday In Kor U Qaadis Lagu Sameeyo Siyaasada Arrimaha Dibada Ee Wadanka.

(Toggaherer)–Mudane Xukuumada Ka Dalbaday In Kor U Qaadis Lagu Sameeyo Siyaasada Arrimaha Dibada Ee Wadanka.

Xildhibaan C/kariim sheekh cumar oo ka mid ah mudanayaasha golaha guurtida somaliland ayaa si faahfaahsan xukuumada uga dalbaday in ay kor u qaadis ay ku samayso siyaasada arrimaha dibada ee dalka,halka uu sidoo kalena uu mudanuhu shacab iyo xukuumada uu ugu baaqay in la caawiyo dadkeena jilicdasan ee masaakiinta ah .

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso