Daawo: Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Jubbaland oo Maanta Dil ku Fulisay Sadex Nin oo Dilal Hore u Gaystay

Daawo: Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Jubbaland oo Maanta Dil ku Fulisay Sadex Nin oo Dilal Hore u Gaystay

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa waxay maanta xukun dil ah ku fulisay saddex askari oo kala ahaa:

Cabdullaahi Asad Ismaacil oo horay u dilay xaaskiisi marxuumad Muxubo Maxamed Guure

C/rashiid Axmed Xasan oo horay u dilay
Marxuum Maxamed Cabdullaahi Xirsi

Aadan Cabdi Muumin oo horay u dilay
Marxuum Cawil Colow Xasan

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso