Suuriya oo Ku eedeysay Sucuudiga in ay u diideen Xajka Shacbiga Suuriya Sanadii Todobaad

Wasaaradda Awqaafta Suuriya ayaa ku eedeysay Xukuumadda Sucuudiga in ay ka mamnuuceen Dadka Suuriya inay gutaan Xajka Sanadii Todobaad oo xidhiidh ah, sidaana waxay ku sheegtay Bayaan ay soo saartay Wasaaradu.


Geesta kale Wasaaradda ayaa uga digtay xafiisyada Dalxiiska ee Lubnaan in ay fududeeyaan soo saarista ama Fududeynta xajka.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso