XILDHIBAAN CABDIRISAAQ HAYBE AYAA SI KULUL UGA HADLAY FAROGALINTA SOMALIA AY KU SOO QAADAY QARANKA SOMALILAND..

(TOGGAHERER)-XILDHIBAAN CABDIRISAAQ HAYBE AYAA SI KULUL UGA HADLAY FAROGALINTA SOMALIA AY KU SOO QAADAY QARANKA SOMALILAND..

Xildhibaan cabdirisaaq haybe xuseen oo ka tirsan mudanayaasha golaha guurtida somaliland ayaa si kulul uga waramay in aan xuduudaha somaliland lama taabtaan yihiin ,isla markaasina waxa uu masuuliyinta xukuumada taagta daran ee somalia uu ka dalbaday mudanhu in ay farogalinta ka daayaan qaranka somaliland oo dhinac walba ka horumaray…

Halkan Hoose Guji oo Dhagayso wareysigaasi oo faahfaahsan:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso