Wareysi-Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga kulmiye Dalays Shire faarax Ayaa Madaxweynaha Qaranka Somaliland Md-Muuse Biixi Ku Hambalyeysay Kootada Haweenka Oo Uu Fasaxay Dhawaan ..

(Toggaherer)-Gudoomiyaha garabka Haweenka Xisbiga kulmiye Dalays Shire faarax Ayaa Madaxweynaha Qaranka Somaliland Md-Muuse Biixi Ku Hambalyeysay Kootada Haweenka Oo Uu Fasaxay Dhawaan ..

Gudoomiyaha Garabka haweenka xisbul xaakimka kulmiye ayaa madaxweynaha Qaranka Somaliland Iyo Golihiisa wasiiradaba  ku hambalyeysay Kootada haweenka ee uu dhawaan fasaxay ,waxaanay Baarlamaanka Somaliland ka dalbatay in ay meelmariyaan kootadaasi .

Geesta kalena Gudoomiyaha Garabka Haweenka xisbiga kulmiye Marwo -Dalays shire faaraxa  waxay fariin kulul u dirtay maamulka taagta daran ee muqdisho fadhiya oo ay ka dalbatay in ay farogalinta ka daayaan Qaranka somaliland oo aanay xuduudihiisu muran gali karin…

Daawo Gudoomiyaha Oo Arrimahaasi ka Hadlaysa …

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso