Maamulka Shabakadda ToggaHerer Waxay Shacabka Somaliland iyo Guud ahaan Muslimiinta u Hambalyaynaysaa munaasibada Ciida SoonFur

Maamulka shabakadda ToggaHerer waxa uu shacabka Somaliland iyo Guud ahaan muslimiinta meel walba oo ay joogaan ugu hambalyaynaya munaasabadda Ciida Soonfur. 

Allaah waxaan weydiisanaynaa in uu inaga aqbalo acmaasha inagana xoreeyo Naarta.

Warbaahinta ToggaHerer waxay shacabka Somaliland qeybihiisa kala duwan kala qeyb qaadanaysaa farxadda maalmaha ciidda.

Warqabadka ToggaHerer

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso