Wareysi-Dadka Maanta Leh Tolaayey Tolaayey Hore Ayaa Looga Maray Waayo 2018kii Ayaa lamarayaa Oo Dadku Casri Ayuu Gaadhay Oo Cid Kastoo Somaliland Loo Soo Urursado Way Iskaga Filan Tahay-AGaasi Dhuux C/laahi Cabdi.

(Toggaherer)-Dadka Maanta Leh Tolaayey Tolaayey Hore Ayaa Looga Maray Waayo 2018kii Ayaa lamarayaa Oo Dadku Casri Ayuu Gaadhay Oo Cid Kastoo Somaliland Loo Soo Urursado Way Iskaga Filan Tahay-AGaasi Dhuux C/laahi Cabdi.

Agaasimaha waaxda ilaalinta deegaanka Ee wasaarada Ganacsiga ,wershadaha iyo dalxiiska Dhuux C/laahi Cabdi Oo u waramaayey shabakadni Radio Toggaherer ayaa si faahfaahsan uga hadlay faroqalinta qaawan ee somalia ay ku soo qaaday qaranka somaliland ,waxaanu agaasimuhu xusay in somaliland cidkastoo isku soo dayda ay cashar lama ilaawaana u dhigi doonto..

Daawo:

Advertisement

Ku Xayeysiiso