Dhagayso-Gudoomiye ku xigeenka Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Ee Somaliland Ayaa DaboolkaKa Qaaday Qorshayaal Cusub Oo Ay Ku Dardargalinayaan Ciyaaraha Fudud Ee Somaliland…

(Toggaherer)-Gudoomiye ku xigeenka xidhiidhka ciyaaraha Fudud Ee Somaliland Ayaa daboolkaKa qaaday Qorshayaal Cusub Oo Ay Ku dardargalinayaan ciyaaraha Fudud Ee Somaliland…

Gudoomiye Ku xigeenka xidhiidhka  ciyaaraha fudud Somaliland Axmed Koosaar xuseen Oo U waramaayey shabakadani Toggaherer ayaa ka warbixiyey qorshayaal cusub oo ay ku dardargalinayaan ciyaaraha fudud ee wadanka somaliland oo ay ka xidhiidh ahaan gacanta ku hayaan…

Halkani Hoose ka dhagayso qodob wareedkaasi:

Advertisement

Ku Xayeysiiso