Assad oo sheegay Kooxda Kubadeed ee uu Taageero!!!!….


Madaxweyne Bashar al-Assad ayaa shaaca ka qaaday kooxda Kubada Cagta ee uu Taageera mar wareysi uu la yeeshay wargeyska Ingiriiska ee “Mail on Sunday”.

Wariyaha ayaa weydiiyay Assad kooxda uu la socda uuna gaarka u taageero maadaama oo Koobka Adduunka ayaamo ka dib ka furmayaa Ruushka waxaanu ku jawaabay in kooxdiisu tahay “ciidanka Suuriya ee la dagaallama argagixisada.”

Mar uu ka Jawaabay Kooxha Ingiriiska ta uu Taageero Assad ayaa sheegay inuusan midna raacsanayn kooxda.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso