Ra’iisul Wasaare Dr Abiy ayaa u Magacaabay Janaraal Aden Maxamed Agaasimaha Guud ee Sirdoonka Qaranka iyo Adeegyada Amniga ee Dalkaasi


Addis Ababa, June 8, 2018 (ToggaHerer) – Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Dr Abi Axmed ayaa u magacaabay General Adem Maxamed Agaasimaha Guud Sirdoonka Qaranka iyo Ammaanka Qaranka .

Sida laga soo xigtay hadal uu soo saaray xafiiska ra’iisul-wasaaraha, magacaabistiisa ayaa uu u tixgeliyey khibradiisa shaqo.

Janankan ayaa ka soo jeeda sida la sheegay Qoomiyada Amxaarada.

Warqabadka Toggaherer

Advertisement

Ku Xayeysiiso